Tag: Aqoonyahan

Mowqifka Aqoonyahanka Somaliland ee Doorashada Wakiiladda & Degaanka 2019

(Position Statement of Somaliland Intellectuals on Upcoming Parliamentary & Municipal Election 2019)

Wakhtiga ayaa aduunka ugu qiima badan. Hanti waa la heli karaa waana la waayi karaa, lakiin wakhti kaa lumay dib looma soo celin karo. Mushkiladaha ummadda Somaliland haysta waxaa kaw ka ah  wakhtiga oo aan la qiimayn si macno darana inooga luma. Mida kale, ummadda Somaliland sida arrimuhu u kala mihiimsan amba mudan yihiin wax ugama qabtaan. Dhameyso Akhriska “Mowqifka Aqoonyahanka Somaliland ee Doorashada Wakiiladda & Degaanka 2019”